Maxay tahay fariinta Itoobiya dirtay ee ka careysiisay dowlada Masar?

Dowladda Masar ayaa dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey kadib qorshaha ay Itoobiya ku dooneyso inay ku buuxiso biyo xireenka muranka badan dhaliyay iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin arrintaas Sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP Masar waxaa soo gaartay farriin uga timid Itoobiya 26-kii bishan … Continue reading Maxay tahay fariinta Itoobiya dirtay ee ka careysiisay dowlada Masar?